Wasiir ka hadlay dil magaalada Muqdisho uu ka geestay askari katirsanaa ilaaladiisa

Wasiirka Cadaalada Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay dil shalay galinkii dambe askari katirsanaa ciidanka asluubta gaar ahaan kamid ahaa ilaaladiisa u geestay nin katirsanaa xafiiska xeer ilaalinta Qaranka. Wasiirka ayaa tacsi u diray ehelada uu ka baxay marxuum Maxamed Cabdulqaadir Cilmi oo katirsanaa xafiiska xeer ilaalinta Qaranka oo shalay dil bareer … Continue reading Wasiir ka hadlay dil magaalada Muqdisho uu ka geestay askari katirsanaa ilaaladiisa